(Sawirro) Dowladaha Somalia iyo China oo ka wada hadlay cudurka Coronavirus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah quraac sharafeed ugu sameeyay gurigiisa Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Qin Jian, iyadoo intii lagu guda-jiray laga wadahadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada … Continue reading (Sawirro) Dowladaha Somalia iyo China oo ka wada hadlay cudurka Coronavirus